Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo Muqdisho kusoo laabtay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay qaar kamid ah madaxdii ka qeyb gashay caleemo saarkii Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ee lagu qabtay magaalada Kismaayo. Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo kamid ahaa madaxdii lagu marti qaaday Caleemo saarka Axmed Madoobe ayaa maalmo kadib dib ugu … Continue reading Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo Muqdisho kusoo laabtay (Daawo Sawirada)